Ciidamada Danab iyo kuwa NISA oo howlgal qorsheesan si wadajir ah u fuliyay (Sawirro)

Ciidamada milatariga Soomaaliya gaar ahaan Ururka 5Aad Guutada 16aad Ee Kumaandosta Danab iyo ciidamada Nabad Sugida Jubbaland ayaa howlgal qorsheesan ka fuliyay deegaano kuyaala duleedka magaalada Kismaayo. Howlgalkan ay sida wadajirka ah u fuliyeen ciidamada Nabad iyo kuwa Jubbaland ayaa ka dhacay deegaanada Labi_Kus, Qudus, Yaaq_Dabeeyl iyo Dharkeeyn oo kuyaala Galbeedka Magaalada Kismaayo. Saraakiil hogaamineysay … Continue reading Ciidamada Danab iyo kuwa NISA oo howlgal qorsheesan si wadajir ah u fuliyay (Sawirro)